Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Dr. Maxamed Nuur Gacal


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa maanta marti ku ah Wasiiru dawlaha Arrimaha Dibadda ee DF Somalia, Dr. Maxamed Nuur Gacal. Dr. Gacal waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA oo meelo kala duwan oo dunida ah ku sugan.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:43 0:00
XS
SM
MD
LG