Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Wareysiga Cumar Xamaami ee VOA


Dhagaystayaal waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo aanu idinku bedelnay Barnaamijkii Faaqidaada Toddobaadka. Waxa uu ku saabsan yahay waraysigii ay toddobaadkan idaacadda VOA la yeelatay Cumar Shafiiq Xamaami oo sidoo kale loo ya waan Abu Mansuur Al-Amriki. Waxaa kale oo aad maqli doontaan jawaabaha ay waraysigaas ka bixiyeen dawladaha Soomaaliya, Maraykanka iyo Qaybaha Bulahada Soomaalida.

Waxa Barnaamijkan soo diyaarshey Harun Macruuf, waxana la soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. Halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:29:09 0:00
XS
SM
MD
LG