Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweynaha Siyaasadda ee Muqdisho oo soo Xirmaya


Shirkaasi oo socdey muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galey ergo ka kala timid gudaha dalka iyo dibadiisa oo 200 qof kor u dhaafeysay.

Qodobada ka soo baxa shirkna waxaad ka daalacan doontaan boggeena marka uu shirkaasi si rasmi ah u soo gabagaboobo oo lagu dhawaaqo war murtiyeedka shirka.
XS
SM
MD
LG