Isku xirrada

Yariisow: Xamaami Xaq Uma Laha Inuu Somalia Joogo


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Cumar Xamaami uusna xaqu u lahayn inuu joogo Soomaaliya waxayna sheegtay in haddii uu ka bixi waayo dalka uu ku dhiman doono furimaha dagaalka.

Afhayeenka Madaxtooyada Somalia, ahna afhayeenka Madaxweynaha Cabdiraxman

Cumar Cusman Yarisow ayaa wareysi uu VOAda siiyay ku sheegay in Xamaami Ba bixistiisa Al-shabab iyo Alqacida aysan macano badan ugu fadhin.

Wareysiga Eng: Yarisow halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG