Isku xirrada

Wicitaanka: Dr. Cali Ciise Cabdi


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay barnaamijyada horumarinta ee Somalia, waxana marti ku ah Dr. Cali Ciise Cabdi oo ah madaxa mac-hadka Daraasaadka Dhaqaalaha iyo Siyaasadda ee Geeska Afrika.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG