Isku xirrada

Martida: Cabdirashiid Khaliif Xaashi


Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ah ku-xigeenka Mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho.

Barnaamijkan oo ku saabsan heshiiskii DF ee Somalia iyo maamulka KMG ee Jubba ay ku gaareen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.


Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG