Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Addis Ababa oo Heshiis lagu Gaarey


DF ee Somalia iyo Maamulka Jubbaland ayaa maanta heshiis ku gaaray dalka Ethiopia, heshiiskaas oo sheegaya in maamul labo sano xilka hayaa uu talada sii hayo, kaas oo uu hogaaminayo Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe). Magaca maamulka ayaa noqonaya Maamulka KMG ah ee Jubba.

Heshiiska ayaa sidoo kale dhigaya in gegida dayuuradaha iyo dekedda lix bilood ka dib lagu wareejin doono DF ee Somalia.

Faahfaahinta wararka la xiriira heshiiska dawladda iyo maamulka Jubba, hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:16:04 0:00
XS
SM
MD
LG