Isku xirrada

Baydhabo: Hawlgallo Aminga lagu Sugayo


Baydhabo - Afar Irdoodka

Baydhabo - Afar Irdoodka

Ciidamada dowladda Somalia ayaa hawlgalo amniga lagu sugayo ka fuliyey xaafado ku yaala magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Hawlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtey dad looga shakisan yahay inay ka tirsanaayeen kooxda Al Shabab iyo weliba hub badan.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG