Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Sharciyeynta Shirkadaha Diyaaradaha


Wasaarada Warfaafinta DFS, iyo madaxda iyo wakiilada shirkadaha duulimaadka Somalia ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga hadleen sharciyeynta shirkaddaha diyaaradaha

kulankaasi waxaa ka soo baxay afar qodob oo ay ugu horeeyaan in shirkadaha Diyaaradaha ay wasaarada ku keenaan muddo toddobaad ah shirciga ruqsada shaqadooda iyo shaqaalahoodaba, ilaalinta wakhtiga duulimaadyada iyo in Luuqada Soomaaliga ah lagula hadlor akaabka diyaaradaha.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00
XS
SM
MD
LG