Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shil Diyaaradeed oo ka Dhacay Guriceel


Magaalada Guriceel ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Galguduud Xuseen Cali Weheliye (Cirfo) ay shil ku gashay garoonka magaaladaasi kadib markii ay ka soo duushay magaalada Muqdishu.

Diyaaradda waxaa kale oo la socday saraakiil ka tirsna ciidanka iyo ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca. Cabdullahi Nuur Kolombo ayaa khadka telefoonka ee Guriceel kula xidhiidhay Guddoomiyaha Gobolka Galguduud Xuseen Cali Weheliye Cirfo, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen.

Wareysi arrintaasi ku saabsan hoosta ka dhageyso

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00
XS
SM
MD
LG