Isku xirrada

AMISOM oo Diidday inay Kufsi Geysteen


Afhayeenka Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, Cali Aadan Xaamud ayaa maanta shir jaraa’iid oo uu Muqdisho ku qabtey kaga hadley dhowr arrimood. Col. Cali Xaamud waxaa shirkiisa jaraa'iid ku beeniyey in ciidamada AMISOM ay wax lug ah ku lahaayeen fal kufsi ah oo la sheegey in dhowaan uu ka dhacay Muqdisho. Magaalada Muqdisho waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Hassan Kafi Abdirahman Qoyste.
XS
SM
MD
LG