Isku xirrada

Somaliland: Dagaal Beeleed Ka Dhacay Sanaag

  • Abdihakin Shirwac

Sawirro: Magaalada Burco, Somaliland

Sawirro: Magaalada Burco, Somaliland

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaallo qabaa’il oo ka dhacay degaan u dow magaalada Ceerigabnabo ee Somaliland. Dagaalladan beeleed oo shalay dhacay ayaa la sheegay inay ka dhasheen muran la xiriira ceelal biyood.

Faahfaahinta warkan ka dhageyso halka hoose:

XS
SM
MD
LG