Isku xirrada

Dhaqanka iyo Hiddaha # 176


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aad ku maqli doontaan sheekooyinka iyo maasooyinka ay Soomaalidii hore ka sameysey duur-joogta, gaar ahaan biciidka ee dabeed maahmaahaha reebay.

Barnaamijka oo uu had iyo jeer isku soo duwo Axmed Faarax Cali "Idaajaa" halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG