Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amm: Maamulka: Obama iyo Garaarka Masar


Maamulka madaxweyne Obama ayaa waxa uu cadaadis Xoog leh kaga imaanayaa xunbo ka mid ah sharci –dejiyayaasha Mareykanka, cadaadiskaas oo ku aaden in aanu Maamulka muujineeyn dhaqsi u jarida gargaarka Mareykanka uu siiyo Masar.

Cadaadiskan ayaa waxaa hormuud ka ah laba mudane oo oo senateka ka tirsan oo booqasho ku tagay Masar, si ey indhahooda ugu soo arkaan waxa dalkaasi ka socda.

Tagitaankoodii ka dib ayaa xaaladda Masar ay sii xumaatay waxaana dad fara badan ay ku dhinteen, isku dhacyo ka dhashay marki markii ciidamada ay sameeyeen xoog ku Xakameeyn ka dhan ah tageerayaaasha madaxweynihii hore ee Talada xooga looga qaaday Mohamed Mursi.

Hadaba barnamijka Amuuraha Mareykanka oo arintaasi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:39 0:00
XS
SM
MD
LG