Isku xirrada

Djibouti: Xal Siyaasadeed oo laga Wada Hadlay


Wasiirka Maaliyadda ee Jabuuti, Ilyas Moussa Dawaleh

Wasiirka Maaliyadda ee Jabuuti, Ilyas Moussa Dawaleh

Dalka Djibouti waxaa ka socda wadahadallo dhexmaraya isbahaysiga mucaaradka ee USN iyo xukuumadda Jabuuti.

Dhinaca dowladda waxa wadahadalkaasi uga qeybgalaya Ilyaas Muuse Dawaale oo ah Wasiirka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga dowladda ee wadahadalada lala galayo mucaaradka.

Dhinaca mucaaradka guddiga ugu qaabilsan wadahadalka waxaa horkacaya Ismaaciil Geedi Xareed.

Dhinaca hoose ee boggan ka dhegayso waraysiyo ay VOAdu la yeelatay Wasiirka Maaliyadda iyo Guddoomiyaha USN.

XS
SM
MD
LG