Isku xirrada

Dowladda oo Horamar ka Sheegtay Amniga Muqdisho


Abdikarin Hussen Guled

Abdikarin Hussen Guled

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in hawlgallo ay ciidamada dawladdu sameeyeen lagu burburay 17 unugyo qas ka waday magaalada Muqdishu, Tobannaan qofna la qabtay.

Wasiirka ayaa hadalkaasi sheegay kadib makrii kulan gaar ah oo amniga ku saabsan uu ka dhacay Muqdishu kaasi oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon.

warbixin ku saabsan kulankaasi halkan hoose ka dhageyso;


XS
SM
MD
LG