Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amm: Mareykanka: Xiriirka Mareykanka & Ruushka


Dhawaan ayaa dowladda Ruushka waxey megangalyo ku meel gaar ah siisay Eward Snowden oo u dhashay dalkan Mareykanka, markii uu dusiyay sirta hay'adda Amaanka Qaranka Mareykanka, isla markaana uu ka baxsaday Mareykanka oo hadda u doon doonaya Snowden Basaasnimo.

Arintaasi ayaa xiisad ka dhex abuurtay Mareykanka iyo Ruushka.
Barnaamijkeena Amuuraha mareykanka oo arintan ku saabsan halka hoose ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG