Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'adda Daryeelka Darbi Jiifta Muqdisho


Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta looga dhawaaqay hay’ad cusub oo la yirhado hay’adda ka hortagga iyo daryeelka caruurta darbi jiifta ee magaalada Muqdisho.
Hay’adan ayaa la sheegay inay xanaaneyn doonto caruurta darbi jiifta ah ee dhibaateysan ee magaalada Muqdisho, isla markaana lagu dhisayo mustaqbalkooda.
Wareysi aan kala yeelanay arintan Xildhiban Mustaf Dhuxulow oo ka mid ah dadka ku dhawaaqay hay’adan, halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00
XS
SM
MD
LG