Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Arimaha Xawaaladaha Somalida


Bangiga Barclays ee dalka Britain oo ay adeegsadaan xawaaladaha Soomaalida ee dalkaasi, ayaa soo saaray go’aan uu ku caddaynayo inuu sanadkan uu joojinayo adeegyadii uu xawaaladaha somalida uu u qaban jiray, uuna xirayo xisaabaadkii ay ku lahaayeen.

waxaana arintan walaac ka muujiyay shacabka Somaliyeed ee ku nool dalka Britian ee eheladooda Somalia lacagaha ugu dira iyo sidoo kale hay'adaha xuquuqda Aadanaha u dooda.
barnaamijka wicitaanka dhageystaha oo arintaasi ku saabsan ayaa waxaa marti ku ah masuuliyiinta shirkadaha Xawaaladaha Dahabshil iyo Kaah ee magaalooyika London iyo Miniapolis.

Halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:22:29 0:00
XS
SM
MD
LG