Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn: Hambalyada Iyo Heesaha


Barn. Hambalyada iyo Heesaha
Barn. Hambalyada iyo Heesaha
Barnaamijkii Hambalyada iyo Salaamaha oo aad todobaad walba maalinta Sabtida ah aad ka dhageysataan idaacadda VOAda laanta Af Somaliga, waxaad ku maqashaan hambalyada iyo bogaadinta ku socota, kuwa aqal galaya, iyo kuwa dhasha ee ifka ku cusub, sidoo kalena waxaad ku dhageysataan suugaan macaan oo aan ugu talagalnay in dhageystayaasheena ay kaga nastaan wararka iyo barnaamijyada dhaadheer ee todobaadka baxa.

halka hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhageystiran:

please wait

No media source currently available

0:00 0:29:03 0:00
XS
SM
MD
LG