Barnaamijka waxaa toddobaadkan marti ku ah. Dr. Cali Bare C/risaaq oo ka faallooda ururada Islaamiyiinta Bariga Africa iyo Bariga Dhexe.
Dr. Cali wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa digniinta Maraykanka uu toddobaadkan soo saara ee ku saabsan in weeraro ay geystaan ururka al-Qaacida.