Isku xirrada

Qaraxyada Muqdisho & Awoodda Ka-hortagga


Qaraxyo dhowr ah oo xalay gilgiley qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa dhaawacyo u geystey dad shacab ah. Qaraxyadan oo intooda badan loo adeegsanayey bambaanooyinka laga tuuro gacanta ayaa ahaa kuwo isdaba joog ah oo daryankooda laga maqlayey meelo badan, iyadoo ay xigtay rasaas fara badan oo ay ridayaan ciidamada dowlada.

Mohamed Abdi Sandhere ayaa qaraxyadaasi ka wareystey Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Banaadir ugu qaabilsan dhinaca arrimaha amaanka Mohamed Warsame Joodax.

XS
SM
MD
LG