Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afhayeenka Xisbul Islam oo ka Hadlay Xariga Xasan D. Aweys


Xubin sare oo ka tirsan saraakiisha xisbiga Xisbul Islaam Sheekh maxamed Macalin Xasan ayaa ku baaqay dawladda Soomaaliya inay sii dayso Sheekh Xasan Daahir Aweys.

Sheekh Maxamed Macalim oo ah Xoghayah Arrimaha Dibedda ee Xisbul Islam waxa uu ka mid ahaa xubnihii lala xiray Sheekh Xasna Daahir balse markii dambe la sii daayey ayaa VOA waraysi uu siiyey ku sheegay Sheekh Xasan Dahair qorshihiisa hore ahaa in wax laga beddelo qaabkii lagu socday isla markaana hab diblomaasiyadeed ciiddama ajaanibta looga saaro Soomaaliya.

Waraysiga waxa la yeeshay Haaruun Macruuf waxaana uu ugu horrayn weydiiyey waxa uu kala socdo xaaladda SAheekh Xasan Daahir.

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:24 0:00
XS
SM
MD
LG