Isku xirrada

Xukuumadda KMG ee Masar ayaa booliiska amartay in ay kala eryaan dibadbaxyada lagu taageerayo madaxweyne Mohamed Mursi, iyada oo qaanuunka la raacayo.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOAda, Xuseen Cismaan Xuseen (Saxnuuni)


XS
SM
MD
LG