Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Cudurka Dabeysha oo sii Fidaya


Mas’uuliyiinta caafimaadka ee magaalada Muqdishu ayaa sheegay inuu sii fidayo cudurka dabaysha oo saddex bilood ka hor dib loogu arkay Soomaaliya.

Mas’uuliyiintu waxay sheegeen in haatan la diiwaangeliyey in ka badan 90 kiis oo ah cudurka dabaysha.

Dr Yaasiin Nuur oo ka mid ah mas’uuliyiinta caafimaadka ee wada ololaha tallaalka dabaysha ayaa VOA uga warramay fiditaanka cudurka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:00:53 0:00
XS
SM
MD
LG