Isku xirrada

Mashruuca Soomaalida London ee Walaal Afuri


Iyadoo lagu guda jiro bisha barkeysan ee Ramadaan, ayaa dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Britian gaar ahaan magaalada London waxey todobaadyadii la soo dhaafey halkaas ka wadeen mashruuc lacag uruurin ah oo loogu tala galey in lagu afuriyo dadka masaakiinta ah ee ku nool meelo kala duwan oo dalka Soomaaliya ah.

Ololahan ayey dhalinyaradu ugu magac-dareen “Walaal Afuri”.

Hadaba Cabdulahi Nur Maxamed Colombo ayaa khadka telefonka kula xiriirey Bashiir Mursal Ciise oo ka mid ah Ragga hawshan bilaabey waxuuna ugu waramay sida ay arintan ku bilaabeen.

Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhgeyso.

XS
SM
MD
LG