Isku xirrada

Somalia: Miisaaniyadda Ciidanka oo la Kordhiyey


Golaha wasiirada Xukuumada Federalka ee Somalia ayaa maanta ansaxiyey msaaniyad kdhin ay soo gudbisey Wasaaradda Maaliyadda oo loo sameyo ciidamada dowlada Federalka ah.

Miisaaniyadan gaarka ah ayaa waxaa la sheegay inay noqonayso daryeelka ciidamada dowlada. Sahra Abdi Ahmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey Maxmuud Xassan Suleyman, Wasiirka Maaliyada Dowladda Somalia, waxayna wax ka weydiisey faahfaahinta miisaaniyad-kordhintan.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG