Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Xasan Shire Sheekh


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Maxkamadda Sare ee Kenya oo joojisay talaabo la doonayey in dib loogu celiyo qaxootiga Soomaalida, waxana marti ku ah Guddoomiyaha Xuquuqda Aadamaha ee Bariga Afrika, Xasan Shire Sheekh.

Guddoomiyaha waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:27 0:00
XS
SM
MD
LG