Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Mursal Muuse (Q.3aad)


Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan Q. 3aad wareysiga fanaanka Mursal Muuse oo ka waramaya qeyb kale oo fankiisa ah, iyo sidoo kale sheekooyin xiiso leh oo ay ku jirto haweenka dalka Zimbabwe oo marka ay Isbitaalka ku umulayaan laga qaado lacag saa'id ah.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:25:24 0:00
XS
SM
MD
LG