Isku xirrada

Kenya : Hala Hakiyo Qorshaha Celinta Qaxootiga

  • Mohamed Olad

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa shalay ka hor timid qorshe dowladda Kenya ay ku dooneyso in qaxooti gaaraya 55, kun oo qof oo Somali u badan oo ku nool magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale ee dalkaasi, inay ku celiso xeryaha qaxootiga.

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa qoraal ka soo saartay arintan iyadoo soo xiganeysa maxkamadda Sare ee Kenya.

warbixin ku aadan arintan halka hoose ka dhageyso;


XS
SM
MD
LG