Isku xirrada

Faaqidaadda: Xaaladda Soomaalida aan Sharciga Laheyn ee Dibadda


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay, xaaladda Soomaalida ku nool dalka dibadiisa ee wadamadii ay miciinka bideen ka waayey inay ka helaan xuquuq iyo sharci toona, iyo tirada dadkaasi inta ay la egtahay.

Barnaamijka waxaa isku soo duway soona jeedinaya Haruun Macruuf, barnaamijka oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG