Isku xirrada

Waa G'aankaaga: Dhalinyarada iyo Is-xilqaanka


Barnaamijka dhalinyarada ee Waa Go'aankaaga waxaad todobaadkan ku maqli doontaan dhalinyarada Soomaaliyeed iyo howlaha ay sida is-xilqaanka ah u qabtaan.

Barnaamijka waxaa isku soo duwa Maxamuud Ibaraahim Cali, waxaana la soo jeedisa Sahra Ciidle Nuur. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG