Isku xirrada

Somaliland oo Yeelatay Booliska Gurmadka Degdegga


Magaalooyinka Somaliland waxaa muddooyinkan u dambeeyey si aada ugu soo badanayey dhalinyaro kooxo u abaabulan oo geysanaya falal dhac iyo kufsi isugu jira hase ahaatee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa markii ugu horraysay maanta hawlgelisay Ciidan Cusub oo ku qalabsan gaadiid isgaadhsiini ku rakiban tahay, oo ka jawaaba baahiyada deg degga ah ee dhinaca amaanka.

haddaba warbixin uu magaalada Hargeisa nooga soo diray weriyaheenna Ismaaciil Xuseen Farjar halka hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG