Isku xirrada

Amm. Maraykanka: Magaalada Detroit oo Kacday


Toddobaadkii hore ayaa maamulka magaalada Detroit ee gobolka Michigan ee dalka Maraykanku uu shaaciyey in magaalada ay lacagtii ka dhamaatay, isla markaana ay iska bixin karin deymihii lagu lahaa.

Haddaba taariikhda magaalada, sida dhibaatadan dhaqaale ugu dhacday, iyo sida ay uga soo kaban karton, hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG