Isku xirrada

Qorshe Maamul Gobolada Dhexe ay Yeeshaan oo Socda

  • Hussein Dhaqane

Maamuulada ka jira Gobalada dhexe ee Soomaaliya ayaa isku Maandhaafsan Qorsho ay soo jeediyeen Ururka ahlu suna Wal Jameeca qeybtiisa ku sugan Gobolka Gal Gaduud kaas oo la xiriira in Goboladaas ay yeeshaan maamul guud oo ay ku mideysan Yahiin.

Hadaba Warbixin uu wariyaha VOA Xuseen Xasan dhaqane nooga soo diray Magaalada Beledweyne halka hoose ka dhageyso.


XS
SM
MD
LG