Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Moos Dhawaan Laga Dhoofiyey Muqdisho


Dhowaan waxaa magaalada Muqdisho si tijaabo ah dib looga bilaabey dhoofinta muuska, kaas oo dekedda ay ka dhoofiyeen ganacsato Somalia ah.

Dhoofinta Muuska ayaa kaalin weyn waxay ku lahayd dhaqaalaha Somalia, burburka iyo dagaalada sokeeye ka hor. Waxaana xiligaasi dalka ka jirtey shirkad ay si wadajir ah u lahaayeen Somalia iyo Talyaaniga oo qaabilsaneyd dhoofinta Muuska.

Hadaba weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed waxay dib u bilaabista dhoofinta muuska ka wareysatey wasiirka kheyraadka ee Somalia, Cabdirizak Cumar Maxamed.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00
XS
SM
MD
LG