Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Sidee Loo Xakameeyaa Musuqmaasuqa


Warbixintii dhowaan ay soo saareen guddiga qaramada midoobay ugu qaabilsan dabagalka cunaqabateynta hubka Somalia iyo Eritrea, waxyaabaha sida weyn looga hadley waxaa ka mid ahaa musuqmaasuqa.

Guddiga ayaa sheegey in lacagaha khasnadda dowladda si xun loo maamuley, ama shakhsiyaad dalka xilal ka soo qabtey ay ay si qaldan u isticmaaleen. Somalia oo muddo ka badan 20 sanno cy colaado ka jireen, isla markaana ay burbureen inta badan hay’adihii dowliga ayaa dadaal ugu jirta sidii mar kale ay cagaheeda isku taagi lahayd.

Hadaba sidee ayaa loo xakameyn karaa musuqmaasuqa iyo in six un loo adeegsado hantida qaranka.

Wareysi aan la yeelanay Fakhrudin Mustaf Mohamed oo ah sarkaal ka tirsan waaxda canshuuraha iyo dakhliga dalkan Mareykanka oo ku suggan Minesotta., halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00
XS
SM
MD
LG