Isku xirrada

Taxane (2): Biyo Yaraanta Deegaanada Soomaalida


Sannadihii ugu dambeeyey waxaa Soomaaliya kusoo noqnoqonayey abaaro iyo biyo la’aan. “Saameynta biyo yaraanta gobollada Somalia qaarkood". Mowduucan ayaan ku soo qaadan doonaa qaybta labaad ee Barnaamij Taxane ah oo aan uga hadlayno biya yaraanta ka jirta Somaliya iyo sida ay u saamaysay nolosha dadka.

Wwaxaana inoo soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhan.

XS
SM
MD
LG