Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xayiraaddii ka qaaday duulimaadyadii Qaramada Midoobay kadib heshiiskii dhowana lagu gaaray magaalada Istanbul oo lagu heshiiyey in guddi wadajir ah oo hawada maamula la sameeyo kaasi oo saldhiggiisu noqon doono magaalada Hargaysa.
Go’aankan waxaa ku dhowaaqay Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.
Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
Go’aankan waxaa ku dhowaaqay Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.
Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.