Isku xirrada

Mas’uuliyiinta Hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada Kenya ay beeninayaan inay in ciidankooda ku sugan Kismaayo ay gacan siiyeen dhuxusha oo si sharci-darro ah looga dhoofiyey magaaladaasi.

Eedayntan ayaa kusoo baxday warbixin ay diyaariyeen Guddoga Dabagalka Cunaqabataynta Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay heshay wakaaladda wararka ee Reuters.

Af-hayeenka AMISOM Korneel Cali Aadan Xaamud ayaa ayaa VOA u sheegay in haddii ay eedayntaasi dhabawdana aysna ahayn mid ay AMISOM u dhan yihiin. Dhinaca kalena, Af-hayeneka AMISOM Korneel Cali Xaamud waxa uu xaqiijiyey in cidiamada AMSIOM ay guud ahana magaalada Baydhaba kala wareegeen ciidamada Itoobiya.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG