Isku xirrada

Faaqidaadda Ciyaaraha: Garsoore Xasan Aadan X. Yabarow "Wiish"


Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxa aan guud ahaanba todobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi gaar ah oo aan la yeelanay garsooraha Soomaaliyeed ee Xasan Adan Xaaji Yabarow "Wiish".

Waxaa dhawaan dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyey Koobka Kooxaha Horyaalka ee Bariga iyo Bartamaha Afrika. Koobkaas oo ay dalka Somaliya uga qeyb gashay kooxda Elman oo ah horyaalka Soomaaliya, ayaa garsooryaashi dhexdhexaadinayey waxaa ka mid ahaa garsooraha Soomaaliyeed ee Xasan Aadan Xaaji Yabarow "Wiish" oo qabtay oo dhowr ciyaarood ay ka mid aheyd tii finalka oo isaga horyimaadeen laba kooxood oo ka kala socday wadamada Burundi iyo Rwanda.
Garsoore Xasan Adan Xaaji Yabarow " Wiish" oo ay hareer socdaan garsoorayaal kale iyo ciidanka ammaanka.

Garsoore Xasan Adan Xaaji Yabarow " Wiish" oo ay hareer socdaan garsoorayaal kale iyo ciidanka ammaanka.


Wariyaha VOA Xasan kaafi Qoyste ayaa Garsooaha kula kulmay Magaalada Muqdisho,waxa uuna kala sheekeystay ciyaarihii u dhexdhexaadiyey iyo mustaqbalkiisa garsooranimo. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG