Isku xirrada

Barnaamijyo: Biyo Yaraanta Dhulka Soomaalida


VOA waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya biyo yaraanta ka jirta deegaanada ay Soomaalidu degto, iyo is-maandhaafka ka dhasha biyo yaraantaas.

Barnaamijyadan waxaa soo diyaariyay, halkana ka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.




XS
SM
MD
LG