Isku xirrada

Ciidamada Ethiopia oo ka Baxay Baydhabo


Goobjoogayaal ku sugan magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka baxeen ciidamada Itoobiya. Saraakiisha dawladda Soomaaliya ayaan weli si rasmi u xaqiijin bixitanaka ciidamada Itoobiya.

Guddoomimyaha Gobolka Cabdi Aadan Hoosow oo ku adkaystay inaysan weli bixin ciidamada Itoobiya.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG