Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Saacid oo la Kulmay 250 Dhalinyaro ah.


Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa kulan ballaaran magaalada Muqdisho kula qaatay dhalinyaro tiradoodu gaareyso 250 oo isugu jiray rag iyo dumar, kuwaasoo ka kala socday ururada dhalinyarada, ardayda Jaamacaddaha iyo kuwa dugsiyada sare ee gobolka Banaadir.

Kulankan ayaa looga gol lahaa in lagu dhegeysto aragtida dhalinyarada iyo doorka kaga aadan nabadda iyo horumarinta dalka.

Wareysi ku saabsan kulankaas oo ay VOAdu la yeelatay Ridwan Haji Abdiweli oo ah afhayeenka raiisul wasaaraha.

Halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00
XS
SM
MD
LG