Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashooyinka Degaanka ee Puntland


Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka ayaan ku eegeynaa xaaladaha siyaasadeed iyo midda nabadgelyo ee Puntland.

waxaana ka qeyb qaadanaya oo ay doodda dhex mareysaa.

Cabdiraxman sheekh Maxamed Gablax oo ka tirsan siyaasiyiinta Puntland kana mid ah murashixiinta ku haminaya inay isu soo taagaan madaxtinimada Puntland.

Gablax waxa uu ku suganyahay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Khadka Magaalada Garowe waxaa ku jira xildhiban Burhaan Aaden Ab Cabdi
Gobolka Virginia duleeka Magaaladan Washington waxaa isagoo ku suggan barnaamijka kaga qeybgalaya Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo ah aqoonyahan arrimaha siyaasadda Soomaaliyana si dhow ula socda.


Barnaamijka halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:36:36 0:00
XS
SM
MD
LG