Isku xirrada

Somaliland oo Diidday Golihii lagu Dhawaaqay


Sidii aad ku maqasheen idaacaddayadii shalay waxaa magaalada Hargeysa looga dhawaaqay Gole siyaasadeed oo la magac baxay “Golaha madaxa bannaan ee wadatashiga iyo toosinka qaranka”.

Haddaba dawladda Somaliland ayaa maanta ku gacansaydhay tallaabadaasi. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde ayaa sheegay in samaynta golahaasi aanay sharciga waafaqsanayn.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG