Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuraha Mareykanka: Boeing Iyo Shilalka


Maalintii Sabtida ee aynu soo dhaafnay ayaa diyaarad ay laheyd shirkadda diyaaradaha ee Asiana Airlines oo sidday in ka badan 300 oo rakaab ah iyo shaqaalihii shirkadda, waxa ay ku dhacday dhulka mar ay ka dageysay gegida diyaaradaha ee magaalada San Francisco ee dalka Mareykanka.

Diyaaraddan oo nuuceedu ahaa Boeing 777 oo ah diyaaradaha ay sameyso shirkadda Boeing ee Mareyknka ayaa rakaabka saarnaa waxaa badankoodu u dhasheen wadamada Shiinaha, Kuuriyada Koofureed iyo Mareykanka

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay waxaana ku dhaawacmay 180 qof.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:10 0:00
XS
SM
MD
LG