Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha: Andy Murray oo ku Guuleystay Koobka Wimbledon


Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxa aad todobaadkan ku maqli doontaan ciyaaryahanka reer Britain ee Andy Murray oo ku guuleystay koobka Wimbeldon ee ciyaaraha Tenniska oo 77 sano aan ciyaaryahan u dhashay dalka Britain ku guulesyanin iyo qodobo kale.
Ra'iisul-wasaaraha Britain David Cameron (B) iyo Ra'iisul-wasaaraha Scotland Alex Salmond (M) oo farxad la qeylinaya markii uu Andy Murray ku guuleystay Koobka Wimbledon ee ciyaaraha Tenniska.
Ra'iisul-wasaaraha Britain David Cameron (B) iyo Ra'iisul-wasaaraha Scotland Alex Salmond (M) oo farxad la qeylinaya markii uu Andy Murray ku guuleystay Koobka Wimbledon ee ciyaaraha Tenniska.

Ra'iisul-wasaaraha Britain David Cameron ayaa sheegay in Andy Murray uu istaahilo la siiyo billad sharafta lagu abaalmariyo geesiyiinta.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG