Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Gaar ah: Kala Iibsiga Hubka Somalia


Bilowgii bishii Maarso ee sanadkan ayaa Qaramada Midoboay ay qeyb ahaan qaadday cunaqabateyntii hubka ee saarneyd dalka Somalia. Arrintan ayaa madaxda dawladda Somalia ay u arkeen tallaabo horey loo qaaday, kana kaalmeyn doonta la dagaalanka kooxaha ka soo horjeeda.

Hase yeeshee, waxa dawladihii kala dambeeyey, xiliyadii KMG, mar walba ka jiray eedo sheegaya in hubka ciidanku uu gacanta u galo kooxaha ay dagaalka kula jireen, eedahaas oo ay mar walba beenin jireen. Haddaba warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa barnaamijkan gaarka ah ku eegaysa Falastiin Axmed Iimaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:57 0:00
XS
SM
MD
LG