Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia iyo Somaliland oo ku Kulmay Istanbul


Magaalada Istanbul waxaa ka furmay wadahadallada u dhexeeya ergooyinka Somaaliya iyo Somaliland. Xubin ka tirsna ergada dawladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Khaalid Cumar Cali ayaa VOA u sheegay in labada dhinac ay ku heshiiyeen 10 qodb oo ajande ah oo labada dhinac ay ka wadahadleen muddo saddex maalmood ah oo wadahadalladaasi socon doonaan.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00
XS
SM
MD
LG